EPISODE · Apr 16, 2026 · 1H 20M
Aragtida Dowladnimada
from Maamul Wanaag · host Somali Public Agenda
Horraantii sanadkan ayaa la soo bandhigay buug cusub oo ciwaankiisu yahay “Aragtida Dowladnimada”(The Idea of a State). Buuggan waxaa qoray Xuseen Sheekh Cali oo labo jeer soo noqday Lataliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Soomaaliya, sidoo kalena ah guddoomiyaha Machadka Saldhig.Qeybtan 70-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasuge iyo Xuseen Sheekh Cali, waxa ay ku falanqeynayaan nuxurka buugga iyo farriimaha ku jira.Contact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast· Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host)· Email us at [email protected] for listening!
NOW PLAYING
Aragtida Dowladnimada
No transcript for this episode yet
Similar Episodes
May 7, 2026 ·51m
May 6, 2026 ·29m
May 6, 2026 ·51m
Apr 7, 2026 ·61m