EPISODE · May 7, 2025 · 35 MIN
Wada-xaajoodka Soomaaliya iyo Itoobiya ee Arrimaha Badda iyo Kaalinta Turkiga
from Maamul Wanaag · host Somali Public Agenda
12-kii December 2024, dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa dalka Turkiga ku wada saxiixday heshiis loogu magacdaray Baaqa Ankara. Baaqa waxaa saxiixay Madaxweynaha Soomaaliya & Raysal Wasaaraha Itoobiya waxaana goobjoog ka ahaa Madaxweynaha Turkiye. Heshiiskan waxaa ku jirtay in wadaxaajood farsamo la bilaabi doono bisha February 2025, laguna soo gabagabeeyo muddo 4 bilood ah.Qeybtan 49-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Agaasimaha Fulinta ee Somali Pubic Agenda, Mahad Waasuge, iyo Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Xil. Cali Cumar “Balcad”, oo hormuud u ah guddiga farsamo ee wadaxaajoodka, ayaa ku gofeynaya howlaha socda iyo halka ay ku dhammaan karaan.Contact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast· Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host)· Email us at [email protected] for listening!
NOW PLAYING
Wada-xaajoodka Soomaaliya iyo Itoobiya ee Arrimaha Badda iyo Kaalinta Turkiga
No transcript for this episode yet
Similar Episodes
May 7, 2026 ·51m
May 6, 2026 ·29m
May 6, 2026 ·51m
Apr 7, 2026 ·61m